HARGAYSA(W,N)-Siyaasi Jaamac Shabeel oo kamid ah siyaasiyiinta reer Somaliland ayaa ka hadlay khudbadiii madaxwayne biixi shalay ka hor jediyay golaha baarlamaanka taasi oo ku tilmaamay in aanay micno badan lahayn islamarkaana aanu kaga hadla xaalada dhabta ah ee dalka iyo arimihii laga sugayay
Sidoo kale siyaasi jaamac shabeel ayaa sheegay in khudbadii madaxwaynaha laga jaray hadalo uu golaha ka hor sheegay oo uu ku faro galiyay diinta
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;