HARGAYSA(W,N) Siyaasi jaamaca Shabeel gudoomiyhii hore ee golaha dhexe xisbiga kulmiye ayaa ka hadlay sida uu u arko kulankii waftiga madaxwaynaha somaliland makkah kula yeeshee wasiiro katirsan maamulka madaxwayne farmaajo
Sidoo kale siyaasi jaamac shabeel ayaa sheegay in dalka ay khasaare ku tahay in komishanku soo fadhiyaa kursiga
Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;