HARGAYSA(W,N)-Siyaasi jaamac shabeel ayaa ka hadlay isku shaandhayntii uu madaxwayne biixi ku sameeyay xukuumadiisa ku tilmaamay in aanu waxba korodhsan islamarkaana uu jaanis siiyay xisbiyada mucaaridka
Sidoo kale siyaasi jaamac shabeel ayaa madaxwaynaha ku eedeeyay sharci jabin iyo ku tumasho dastuur oo uu ku kacay mudadii uu xilka hayay.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;