WAJAALE NEWS

DAAWO; Xukuumada Iyo Asxaabta Mucaaridka ah Oo Ka Dareen Celiyay Go,aamadii Kasoo Baxay Shirkii Nabadaynta Ceel-Afwayn+ Fariinta Ay Udireen Laba Beelood.

CEEL AFWAYN(W,N) Madaxwayne kuxigeenka Somaliland ,xubno wasiiro ah iyo Gudoomiyayaasha xisbiyada Wadani Iyo Ucid ayaa ka dareen celiyay go,aamadii lagu soo afjaray colaadii deegaanada ceel afwayn.

Sidoo kale madax dhaqameedka iyo siyaasiyiintii madasha ku sugnaa ayaa xukuumada ugu baaqay in ay si dhow ula socoto.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version