HARGAYSA(W,N)-Haayada Qaramada Midoobay Uqaabilsan Gargaarka ayaa sheegay in ay hakad galeen Gargaarkii bini,aadanimo oo gargaar lagu gaadhsiinayay boqolaal kun oo ka barakacay dagaalka ka socda Gobolka tigray oo aan wali dhamaanin islamarkaana ay suuro gali wayday in dadkaasi ku barakacay Dagaalada eek u sugan gudaha gobolka tigray iyo xuduudka dalka suudaan la gaadhsiin kari waayay Gargaarkii.
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;