WAJAALE NEWS

” Shacabka Somaliland Waa Dad Gob Ah, Laakiin Dawlad Wax U Qabata Ilahay Ha Siiyo Oo Wadooyin U Dhista”..Prof Cali Khaliif Galaydh.

Hargeisa(W.N):-Prof Cali Khaliif Galaydh Ayaa Jeediyey Khudbad Kaftan Badan oo Badiba ka Qoslisay Shacabkii Madasha isugu Yimid, Sidoo Kale Prof Cali Khaliif Ayaa Shacabka Somaliland Sheegay Inay Yihiin Dad Gob, Sida Walaalnimada iyo Jacaylka ah ee Loogu Qaabiley Caasimada Hargeisa oo uu sheegay Inuu Markii ugu Horeysay Ku Sugnaa Muddo ka Badan intii uu hore u joogi jiray.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka.

Exit mobile version