|
|||||
WAJAALE NEWS
” Shacabka Somaliland Waa Dad Gob Ah, Laakiin Dawlad Wax U Qabata Ilahay Ha Siiyo Oo Wadooyin U Dhista”..Prof Cali Khaliif Galaydh.
February 29, 2020 - Written by Editor:Hargeisa(W.N):-Prof Cali Khaliif Galaydh Ayaa Jeediyey Khudbad Kaftan Badan oo Badiba ka Qoslisay Shacabkii Madasha isugu Yimid, Sidoo Kale Prof Cali Khaliif Ayaa Shacabka Somaliland Sheegay Inay Yihiin Dad Gob, Sida Walaalnimada iyo Jacaylka ah ee Loogu Qaabiley Caasimada Hargeisa oo uu sheegay Inuu Markii ugu Horeysay Ku Sugnaa Muddo ka Badan intii uu hore u joogi jiray. Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka. Related posts:Kenya Oo Qorshaynaysa Sidii Africa Looga Heli Lahaa Dal La Wareega Booska Ciidamadeedu Kaga Jiraan S... Madaxweynuhu Wax Buu Isku Shaandheeyey Isaga Oo 3 Bilood U Hadhsantahay, Xukuumadiisuna Laba Ayey A... Wafti Uu Wasiir Xirsi-Gaab Hogaaminayo Oo Cardiff U Tagaya Si Loogu Wareegijyo Lacag Ka Yar Ta Ku Ba... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|