HARGAYSA(W,N)-Wafti ka socda beesha caalamka ayaa lafilayaa in markale somaliland uyimaadaan sii Amba qaadka Heshiishkii Xukuumada iyo Xisbiyada mucaaridka ee ay Dhawaan ka gaadheen Qabsoomida doorashooyinka somaliland ee Golayaasha wakiilada iyo deegaanka Iyo murankii ka taagnaa komishanka doorashooyinka.
Waftiga ayaa waxaa horkaca safiirka midowga yurub ufadhiya somaliya oo isagu hore goob joog uga ahaa heshiishka ay kala sexeexdeen madaxwayne biixi iyo gudoomiyayaasha xisbiyada ucid iyo wadani
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;