|
|||||
WAJAALE NEWS
Wafti Ka Socda Beesha Caalamka Oo Markale La Falinayo In Ay Maalinta Bari Ah Soo Gaadhaan Magaalada Hargaysa!
March 6, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Wafti ka socda beesha caalamka ayaa lafilayaa in markale somaliland uyimaadaan sii Amba qaadka Heshiishkii Xukuumada iyo Xisbiyada mucaaridka ee ay Dhawaan ka gaadheen Qabsoomida doorashooyinka somaliland ee Golayaasha wakiilada iyo deegaanka Iyo murankii ka taagnaa komishanka doorashooyinka. Waftiga ayaa waxaa horkaca safiirka midowga yurub ufadhiya somaliya oo isagu hore goob joog uga ahaa heshiishka ay kala sexeexdeen madaxwayne biixi iyo gudoomiyayaasha xisbiyada ucid iyo wadani HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; Related posts:DAAWO; Ardayda Waxku Akhrisan Jirtay Gaadi Laybareeri oo Cabasho ka Muujiyay Xidhiga la Xidhay... Gudoomiyaha Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Jsl Oo Qaabiley Dhalinyaro Tiro Badan Oo laga Soo ... Kulano lays kugu Soo Dhawaynayay Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Iyo Suldaanka Guud Ee Beelaha Subeer A... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|