WAJAALE NEWS

Taliyaha Ciidanka Booliska Jsl Oo Sheegay In Dagaalkii Jabhada Buurta Gacan Libaax Iyo Ciidanka Ay Ku Dhinteen 9Askari Kuna Dhaawacmeen 17kale!

HARGAYSA(W,N)-Taliyaha ciidanka booliska Somaliland oo goordhawayd warbaahinta la hadlay ayaa faah faahin ka bixiyay khasaaraha ka dhashay dagaal maanta ciidanka booliska iyo jabhada buurta gacan libaax ku dhexmaray deegaanka goda yar kaasi oo uu xaqiijiyay in ay ku dhinteen 9askari halka ay kaga dhaawacmeen 17askari oo kale
Sidoo kale taliye dabagale ayaa sheegay in wixii hada ka danbeeyay ciidamadu isdifaaci doonaan/
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version