|
|||||
WAJAALE NEWS
Taliyaha Ciidanka Booliska Jsl Oo Sheegay In Dagaalkii Jabhada Buurta Gacan Libaax Iyo Ciidanka Ay Ku Dhinteen 9Askari Kuna Dhaawacmeen 17kale!
August 11, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Taliyaha ciidanka booliska Somaliland oo goordhawayd warbaahinta la hadlay ayaa faah faahin ka bixiyay khasaaraha ka dhashay dagaal maanta ciidanka booliska iyo jabhada buurta gacan libaax ku dhexmaray deegaanka goda yar kaasi oo uu xaqiijiyay in ay ku dhinteen 9askari halka ay kaga dhaawacmeen 17askari oo kale Related posts:Haayada Caalamiga Ee ICG Oo Ka Digtay Dagaal Ka Dhalan Kara Dib Udhiga Doorashada Somaliya Iyo Taloo... Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo Daahfuray Tababar Ku Saabsan Barashada Dastuurka Oo Loo Qabtay Shaqaala... Baadhitaano Muujinaya Cadaalad Darro Lagula Kacay Yaasmiin Cabdiqaadir Oo Kasoo Jeeda Dawlad Deegaan... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|