|
|||||
WAJAALE NEWS
Qaramada Midoobay Oo Sheegay Inuu Hakad Galay Gargaarka Bani Aadanimada Ee Gobolka Tigreyga, Dagaalo Kasii Socda Awgeed.
December 5, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Haayada Qaramada Midoobay Uqaabilsan Gargaarka ayaa sheegay in ay hakad galeen Gargaarkii bini,aadanimo oo gargaar lagu gaadhsiinayay boqolaal kun oo ka barakacay dagaalka ka socda Gobolka tigray oo aan wali dhamaanin islamarkaana ay suuro gali wayday in dadkaasi ku barakacay Dagaalada eek u sugan gudaha gobolka tigray iyo xuduudka dalka suudaan la gaadhsiin kari waayay Gargaarkii.
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; Related posts:Gudoomiye faysal Cali Waraabe Oo Luuqad Adag Kula Hadlay Madaxwayne Biixi Iyo Wasiirkiisa Arimaha Gu... Waraabe 15neef Oo Adhiya Ku Cunay Duleedka Magaalada Gabiley Iyo Qoyska Leh Oo Ka Waramay Dhacdadan... Daawo-Suldaan Sheegay Inuu Hayo Qorshihii Sixir Bararka Wax Lagaga Qaban Lahaa, Soona Bandhigay Dhac... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|