WAJAALE NEWS

Hadhimo Sharafeed Lagu Maamuusay Suxufi Maxamed Ilig Iyo Abwaan Cabdiraxmaan Abees Oo Dhawaan Laga Soo Daayay Xabsiga!

HARGAYSA(W,N)-Xoghayaha Dhalinyarada iyo ciyaaraha ee xisbiga waddani Yuusuf Tadhase oo ay weheliyaan dhalinyarada degmada Axmed dhagax ayaa hadhimo sharafeed ku maamuusay gudoomiyaha Tvga MMTV Iyo Abwaan cabdiraxmaan Abees oo dhawaan laga soo daayay xabsiyada hargaysa oo ay mudo kale duwan ku xidhnaayeen.

 

Exit mobile version