Hadhimo Sharafeed Lagu Maamuusay Suxufi Maxamed Ilig Iyo Abwaan Cabdiraxmaan Abees Oo Dhawaan Laga Soo Daayay Xabsiga! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Hadhimo Sharafeed Lagu Maamuusay Suxufi Maxamed Ilig Iyo Abwaan Cabdiraxmaan Abees Oo Dhawaan Laga Soo Daayay Xabsiga!
February 20, 2024 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xoghayaha Dhalinyarada iyo ciyaaraha ee xisbiga waddani Yuusuf Tadhase oo ay weheliyaan dhalinyarada degmada Axmed dhagax ayaa hadhimo sharafeed ku maamuusay gudoomiyaha Tvga MMTV Iyo Abwaan cabdiraxmaan Abees oo dhawaan laga soo daayay xabsiyada hargaysa oo ay mudo kale duwan ku xidhnaayeen.

 

COMMENTS
LINKS