|
|||||
WAJAALE NEWS
Dalka Sweden Oo Somaliland Ka Hor Aqoonsanaysa Itoobiya Iyo Xogihii Ugu Danbeeyay!
May 25, 2024 - Written by Editor:SWEDEN(W,N)-Xarunta baarlamaanka dalka sweden oo lagu qabtay kulan lagaga hadlayay aqoonsiga Somaliland iyo Sidii dalka Sweden uga qaybqaadan lahaa doorashadooyinka la filayo in ay ka dhacaan sanadkan. Kulan oo uu soo Agaasimay safiirka somaliland ufadhiya dalka Sweden Ambasador Sakariye Xasan wacays Oo ku guulaystay in uu badi xildhibaanada baarlamaanka Sweden ka dhaadhiciyo qadiyada aqoonsi raadinta Somaliland, Ayaa abaalmarino ku gudoonsiiyay xildhibaanada baarlamaanka Sweden ee saaxiibada Somaliland iyo kuwo cusub oo kusoo biiray ayaa ugu horay ka hadlay Muhiimada kulankan Sidoo kale kulan ayaa waxaa hadlay wakiil sharafeedka midowga yurub somaliland Dhanka kale waxaa kulanka ka hadlay afhayeenka arimaha dibada ee xisbiga KD Kristian demokrati. Oo ah labada xisbi ee talada dalka sweden hada fadhiya xildhibaan Magnus Bernsson iyo xildhibaan kale oo dhawaan isagu booqasho ku yimid somaliland kana waramay waxyaabihii uu kusoo arkay jsl. HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAH FAAHSAN; Related posts:Baashe Cali Jaamac Oo Naqdiyay Khudbadii Madaxwayne Muuse Biixi Ka Hor Jeediyay Labada Gole Qaran Safiirka Ethiopia U Fadhiya Somaliland Oo Xadhiga Ka Jaray Xafiis Cusub Oo Ay Ku Yeelan Doonaan Maga... "Xukuumada Ku lulan Mayno Arrimo Nabad Galyada Wax u Dhimaya,Muuse Biixina Waxan Qirayaa Inuu Yahay ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|