WAJAALE NEWS

“Ma Jirto Cid Guulaysatay, Hargaysa Stadiumna Noqon Maayo Tukaraq” Maamulka Xulka Gobolka Hawd.

HARGAYSA(W,N)-Tababaraha xulka gobolka hawd ,isuduwaha wasaarada ciyaaraha ee gobolka awdal iyo qaarkamid ah ciyaartoyga gobolka ayaa ka hadlay murankii ka dhashay ciyaartii galabta ee dhexmarat gobolka daad madheedh oo ay ka biyo diideen gool laga qabtay oo garsooraha ciyaartu sheegay in  uu sax yahay.

 

Sidoo kale masuuliyiinta xulka gobolka hawd ayaa gorsoorihii ciyaarta dhexdhexaadinayay ku eedeeyay in uu cadaalad daro kula kacay islamarkaana aanay aqbalaynin go,aan kasta oo asoo baxa wasaarada ciyaaraha yo gudida xidhiidhka kubada cagta

Dhanka xubnaha ayaa taliyaha ciidanka booliska ku eedeeyay in uu xaalad abuur sameeyay ciidamo tiro adan uu garoonka soo dhoobay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version