HARGAYSA(W,N)-Xidhiidhka kubada kolayga ee wasaarada ciyaaraha Somaliland ayaa ganaax iyo anshaxmarin ku fuliyay tababaraha xulka gobolka gabiley ee kubada kolayga iyagoo ku eedeeyay in uu kumkaay falal ka baxsan anshaxa islamarkaana uu dagaal iyo aflagaado kula kacay gorsoorka ciyaarta
Sidoo kale xidhiidhka kubada kolayga jsl ayaa sheegay in mudo labo sano ah ay ciyaaraha Somaliland ka ganaaxeen tababaraha xulka baaskidka ee gobolka gabiley
HALKAN KA AKHRI QORAALKA KASOO BAXAY XIDHIIDHKA KUBADA KOLAYGA SOMALILAND;