HARGAYSA(W,N)-Gudoomiye kuxigeenka xisbiga waddani Maxamed xaaji Yuusuf “waabeeye” ayaa si kulul ucanbaareeyay gaadhi wakaalada biyaha burco leedahay oo koox la sheegay in ay ka mid yihiin jabhada buurta gacan libaax ka qafaalatay magaalada burco
Sidoo kale xisbiga wadani ayaa ku baaqay in talaabo adag laga qaadi kooxda ku kacday afduubka gaadhigan.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;