HARGAYSA(W,N)-Televisionka Caalamiga ah Ee Al carabiya Qaybtiisa ka carabiga ku ku hadashay oo suxufiyiin ka socdaa Soo gaadheen caasimada somaliland ee hargaysa ayaa Waxay Waraysi Dhinacyo badan taabanaya la yeeshay wasirka arimaha Gudaha somaliland Maxamed Kaahin Axmed kaasi oo Ku saabsanaa abniga iyagoo dhanka kale wax Ka waydiiyay somaliland iyo midowgii ay la gashay somaliya iyo xaalada ay hada ku sugan tahay jamhuuriyada somaliland iyo waxyaabaha ka Hortaagan in ay caalamku aqoonsadaan
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARAYSIGAN OO AFCARABI AH;