WAJAALE NEWS

Wasiirka Arimaha Gudaha Oo Ka Hadlay Gacan Ku Dhiigle Hore Wax Ugu Dilay Fadhi Gaab Oo Lasoo Qabtay.

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada arimaha gudaha somalilad maxamed kaahin oo kamid ah gudida nabadaynta deegaanka ceel afwayn ayaa ka hadlay gacan ku dhiigle qof hore ugu diley tuulada fadhi gaab oo lasoo qabtay

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version