WAJAALE NEWS

DAAWO; Shirkada Shaybaadhka Culuumta Dhulka Oo Markii Ugu Horeysay Laga Furay Somaliland Iyo Adeegyada Ay Bixinayso!

BERBERA(W,N) Magaalo Madaxda Gobolka saaxil ee berbera ayaa laga furay Xafiiska shirkada shaybaadhka culuumta dhulka  taasi oo noqonaysa shirkadii noocan Oo kale ah oo laga hirgalinyo  Somaliland,

Masuuliyiintan shirkada ayaa ka warbixiyay adeegyada ay qaban doonaan iyo mashruuc ay ka qaateen shirkada DPW ee gacanta ku haysa dekeda berbera.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version