|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Televisionka Al Carabiya Oo Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Layeeshay Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland.
November 29, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Televisionka Caalamiga ah Ee Al carabiya Qaybtiisa ka carabiga ku ku hadashay oo suxufiyiin ka socdaa Soo gaadheen caasimada somaliland ee hargaysa ayaa Waxay Waraysi Dhinacyo badan taabanaya la yeeshay wasirka arimaha Gudaha somaliland Maxamed Kaahin Axmed kaasi oo Ku saabsanaa abniga iyagoo dhanka kale wax Ka waydiiyay somaliland iyo midowgii ay la gashay somaliya iyo xaalada ay hada ku sugan tahay jamhuuriyada somaliland iyo waxyaabaha ka Hortaagan in ay caalamku aqoonsadaan HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARAYSIGAN OO AFCARABI AH;
Related posts:“Kuwii Digreetooyinkaaga Ku Magacownaa Inaad Dhexdhexaadnimo Meel U Baahan Aad Usoo Gudbisaa, Waxay ... 19 Qof Oo Dabdamiyayaal Ahaa Ayaa Ku Geeriyootay Dab Ka Ka Holcaya Kaymaha Yarnell Hill Ee Gobolka A... Siyaasi Abgaal oo Walaac Xoogan Ka Muujiyay Xaalada Dalka, Kana Hadley Shirweynaha Golaha Dhexe Ee K... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|