WAJAALE NEWS

DAAWO;-Shir lagaga Hadlaayo Qaddiyada Somaliland Oo Ka Furmay Dalka Koonfur Afrika.

HARGAYSA(W,N)-Shir lagaga hadlayo Qadiyada madaxbanaanida Somaliland ayaa lagu qabtay dalka koonfur Africa kaasi oo socon doona mud laba cisho.

Shirka ayaa waxaa ka qaybgalay wasiirka maaliyada Somaliland iyo xubno ka kala socday xisbiyada dalka koonfur afric iyo diblamaasiyiin kale .

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version