CAPTOWN (W,N)Wasiirka wasaaradamacdanta iyo tamarta Somaliland wafti uu hogaaminayo ayaa dalka koonfur Africa kaga qaybgalay shir caalamiya oo lagaga hadlayay arimaha macdanta
Sidoo kale wasiirka macdanta iyo tamarta Somaliland ayaa kulan laeeshay madaxwaynaha dalka sirl yoon oo kamid ahaa madaxdii kasoo qaybgashay shirkan.
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;