WAJAALE NEWS

Haayada Caafimaadka Aduunka Oo Digniin Culus Ka Soo Saartay Xaalada Africa Ee Xanuunka Conavirus.

HARGAYSA(W,N)- Haayada caafimaadka aduunka WHO Ayaa digniin culus kasoo saartay khatarta cudurka coronavirus ee qaarada Africa ayaa sheegtay in laga cabsi qabo in ay qaarada Africa ugu geeriyoodaan 100000kun oo qof

Sidoo kale haayada caafimaadka ayaa ka dayrisay talaabooyinka ay madaxda qaarada Africa kaga hor tagayaan in aanay ahayn mid sidii looga baahnaa usocota heerka ay gaadhsiisan tahay wadamada qaarna uu aad uhooseeyo.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Exit mobile version