|
|||||
WAJAALE NEWS
Haayada Caafimaadka Aduunka Oo Digniin Culus Ka Soo Saartay Xaalada Africa Ee Xanuunka Conavirus.
May 8, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)- Haayada caafimaadka aduunka WHO Ayaa digniin culus kasoo saartay khatarta cudurka coronavirus ee qaarada Africa ayaa sheegtay in laga cabsi qabo in ay qaarada Africa ugu geeriyoodaan 100000kun oo qof Sidoo kale haayada caafimaadka ayaa ka dayrisay talaabooyinka ay madaxda qaarada Africa kaga hor tagayaan in aanay ahayn mid sidii looga baahnaa usocota heerka ay gaadhsiisan tahay wadamada qaarna uu aad uhooseeyo. HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; Related posts:loolanka Siyaasadeed Ee Xusbiga Kulmiye Oo Sii Kordhaya Iyo Wasiirka Arimaha Dibada Maxamed Biixi Y... Madaxweynaha JSL Oo kulan Lagu dar-Dar Gelinayo Diwaan-gelinta Codbixiyeyaasha La Yeeshay Komishank... War Deg Deg Ah; Komishanka Oo Shaaciyay Natiijada Hordhaca Ah Ee Golaha Wakiilada Gobolka Maroodi J... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|