DAAWO;-Shir lagaga Hadlaayo Qaddiyada Somaliland Oo Ka Furmay Dalka Koonfur Afrika. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Shir lagaga Hadlaayo Qaddiyada Somaliland Oo Ka Furmay Dalka Koonfur Afrika.
November 24, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Shir lagaga hadlayo Qadiyada madaxbanaanida Somaliland ayaa lagu qabtay dalka koonfur Africa kaasi oo socon doona mud laba cisho.

Shirka ayaa waxaa ka qaybgalay wasiirka maaliyada Somaliland iyo xubno ka kala socday xisbiyada dalka koonfur afric iyo diblamaasiyiin kale .

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS