HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada diinta iyo awqaafta Somaliland sheikh khaliila ayaa dhaliilo xoogan ujeediyay madaxdhaqameedka Somaliland oo uu sheegay in ay caqabad ku yihiin in la soo xulo dad wanaagsan oo noqda murashixiinta doorashooyinka
Dhanka wasiir khaliila ayaa madaxdhaqameedka uga digay in ay faro galiyaan isagoo maslaxad ku galaya kiiskii foosha xumaa ee gabadha lagu kufsaday burco.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;