WAJAALE NEWS

Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Oo Ujawaabay Xildhibaan Sheikh Siciid Sokeeye Oo Xukuumadu Ku Eedeeyay In Ay Laaluush La Dhex Wareegayso Golaha Wakiilada.

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka diinta iyo awqaafta Somaliland sheikh khaliil ayaa si kulul uga jawaabay hadal dhawaan kazoo yeedhay shekh xildhibaan siciid sokeeye oo katirsan xildhibaanada cusub ee golaha wakiilada oo khudabdii jimcaha ka sheegay in xukuumadu laaluush la dhex wareegayso golihii wakiilada ee lasoo doortay

Wasiir khaliil ayaa dhankiisa eedaymo ujeediyay xildhibaan sheikh sokeeye oo uu ugu baaqay in masaajidka iskaga tago

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version