WAJAALE NEWS

Shirwaynaha 1Aad Ee Urur Siyaasadeedka SPP Oo Maanta Ka Furmay Magaalada Hargaysa.

HARGAYSA(W,N)-Shirwaynaha Urur Siyaasadeedka shacabka Somaliland ee SPPayaa maanta shirwaynihiisii koowaad ka furmay magaalada hargaysa kaasi oo kazoo qaybgaleen ergo ka kala socotay gobolada dalka,marti sharaf madaxdhaqameed iyo qaybaha kala duwan ee bulshada Somaliland.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

Exit mobile version