Shirwaynaha 1Aad Ee Urur Siyaasadeedka SPP Oo Maanta Ka Furmay Magaalada Hargaysa. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Shirwaynaha 1Aad Ee Urur Siyaasadeedka SPP Oo Maanta Ka Furmay Magaalada Hargaysa.
September 17, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Shirwaynaha Urur Siyaasadeedka shacabka Somaliland ee SPPayaa maanta shirwaynihiisii koowaad ka furmay magaalada hargaysa kaasi oo kazoo qaybgaleen ergo ka kala socotay gobolada dalka,marti sharaf madaxdhaqameed iyo qaybaha kala duwan ee bulshada Somaliland.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

COMMENTS
LINKS