WAJAALE NEWS

Baadhis Lagu Hayo Hantida Badhasaabada Iyo Maayirada+Wasiir Qiray In Dalka Musuqmaasuq Ka Jiro

Hargaysa(W,N)-Wasiir Ku-xigeenka Wasaarada Arrimaaha Gudaha ee xidhiidhka gobolada iyo Degmooyinka Somaliland ayaa sheegay in ay baadhis iyo dabagal ay ku hayaan Hantida Maayirada iyo Badhasaabada dalka,Sidoo kale waxaa uu qiray in wadanka uu ka jirto Musuq-maausq.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warka

Exit mobile version