WAJAALE NEWS

DAAWO;-Oromada Ku Dhaqan Magaalada Hargaysa Oo Beeniyay Warar Laga Baahiyay Iyo In Ay Caruurta Xadaan!

HARGAYSA(W,N)-Qaarkamid ah bulshada xaqoontiga ah ee kasoo jeeda qoomiyada  oromada Dalka Itoobiya ee ku dhaqan magaalada hargaysa ayaa iskugu soo baxay mudo haraad ay kaga soo horjeedaan warar been abuur ah oo laga faafinayay maalmihi ugu danbeeyay

Sidoo kale bulshada oroma ayaa beeniyay in ay caruur xadeen islamarkaana aanay jirin wax arimahaasi ka jira.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

 

 

Exit mobile version