HARGAYSA(W,N)-Wasiirka diinta iyo awqaafta Somaliland sheikh Cabdirasaaq albaani ayaa ka hadlay maalinta ay ciidu ku began tahay Somaliland iyo waxa laga yeelayo hadii ay ciidu ku began tahay maalintii ay soomeen dadka reer Somaliland qaarkood oo iyagu ka horeeyay warkii ay shaacisay wasaarada diinta iyo aqwaaftu.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;