BUUHOODLE(W,N)–Xildhibaan budeeye oo katirsan golaha guurtida somlailand ayaa si kulul ucanbaareeyay dilka ganacsade xalay lagu dilay magaalada buuhoodle
Sidoo kale ildhibaan ayaa sheegay in aanay Somaliland katalin buuhoodle islamarkaana ay ku jiraan gacmo shisheeye waxyaabaha ka dhacaya.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;