WAJAALE NEWS

DAAWO;-Bandhiga Buuga Dhaqan Soor Oo Lagu Qabtay Magaalada Boorama,

BOORAMA(W,N)-Munaasibad balaadhan oo lagu soo bandhigayay buuga dhaqan soor oo ay qortay gabadh reer somaliland ayaa habeenkii xalay lagu qabtay magaalada boorama.

Waxaana bandhiga buugan kasoo qaygalay aqoonyahan ,haween iyo hal abuur ka kala socday somaliland iyo ismaamulka somalida itoobiya.

Qoraaga Buugan Hibo Maxamed Khayre ayaa sharaxaad ka bixiyay waxyaabihii ku kalifay in ay qorto buugan oo ka hadlaya dhaqankii soo jireenka ahaa somalida.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version