Hargaysa (W.N) Gudoomiyaha xisbiga wadani ahna Murashaxa madaxwaynaha Cabdiraxmaan cirro ayaa markii maanta ka qaybgalay munaasibad xilka loogu kala wareejinayay gudoomiyhii hore ee gobolka maroodi jeex ee xisbiga wadani iyo gudoomiyaha cusub ayaa wuxuu dhaliilo culus u jeediyay xukuumada silaanyo oo uu ku tilmaamay in ay ku fashilangtay dhamaan adeegyadii loo doortay,
https://youtu.be/6XDhOOZSoWU