WAJAALE NEWS

Boqortooyada Dalka Britain oo Bilad Gudoonsiiyay Orod Yahanka Caanka Ah Ee Reer Somaliland Mo Farax.

Hargeysa (Wajaale News)Xafladan lagu gudoonsiinayaay Mo Farax bilad sharafta ayaa ka dhacday guriga looga taliyo dalka ingriiska (Buckingham Palace.).

Munaasabadan ayaa ka danbaysay kadib markii uu Mo Farah sanadkii tagay ee 2012 uu ku kal guulaystay laba biladood oo dahaba oo kal haa oradka 5,000m, iyo 10,000m ee ciyaraha Olymian.

Waxakale oo usbuucii ina dhaafay uu Mo Farah ku guuleystay tartanka orodada 5,000M ee qaarada Yurub.

Mo Farah oo dhalasho ahaan ka soo jeeda Somaliland ayaa u orda wadanka UK oo uu haysto dhalashdiisa waxaanu u soo hooyaya sanadii u danbeeyaay guulo anay waligood ka gaadhin ciyaraha oradka.

Wajaale News Desk

Hargeya / Somaliland

Exit mobile version