|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Bandhiga Buuga Dhaqan Soor Oo Lagu Qabtay Magaalada Boorama,
October 26, 2020 - Written by Editor:BOORAMA(W,N)-Munaasibad balaadhan oo lagu soo bandhigayay buuga dhaqan soor oo ay qortay gabadh reer somaliland ayaa habeenkii xalay lagu qabtay magaalada boorama. Waxaana bandhiga buugan kasoo qaygalay aqoonyahan ,haween iyo hal abuur ka kala socday somaliland iyo ismaamulka somalida itoobiya. Qoraaga Buugan Hibo Maxamed Khayre ayaa sharaxaad ka bixiyay waxyaabihii ku kalifay in ay qorto buugan oo ka hadlaya dhaqankii soo jireenka ahaa somalida. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Fanaanka Saalax Carab Oo U Dhashay Yemen oo Muddo Ah Ku Xidhna Magaalada Hageysa Ayaa Dib U Helay X... Hogaamiye Xirsi Oo Ka Hadley Guddi Musdanbeed Ah Oo Loo Magacaabo Kominshanka Doorashooyinka Iyo Wad... Daawo: “Golaha Wasiirada Maanta Ayaan U Saxeexay Mushaharkii Ugu Horeeyay Ee Ay Qaataan”..Madaxwayne... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|