BOORAMA(W,N)-Caaqil Cumar Cismaan Muxumed oo kamid Ah Madhaqameedka gobolka awdal ayaa si kulul ugu jawaabay suldaan reer hargaysa ah oo hadalo afgalaado ah kula dul dhacay madaxwaynihii hore ee somaliland Daahir Rayaale Kaahin oo dhawaan ka hadlay xaalada dalka iyo arimaha saami qaybsiga.
Caaqil cumar ayaa dhankiisa weerar afka ku qaaday suldaan habaar isagoo sheegay in aanay daahir rayaale ujawaabin karin islamarkaana aanu meeqaam ahaan garan karin uu madaxwaynihii hore.
HALKAN DAAWO MUUQAALKA WARKAN;