Madaxwaynaha jsl cabdiraxmaan maxamed cabdilaahi ayaa ka hadlay dadkii shacabka ahaa ee ciidamada liyuu boolisku ku laayeen deegaanka dacawaley ee dawlad deegaanka somalida itoobiya isagoo tacsi udiray dadkii ku geeriyooday
Dhanka kale madaxwayne cirro ayaa sheegay in ay sidii wax looga qaban lahaa falkaasi ka wada hadleen dawlada fadaraalka itoobiya dhawaana xal laga gaadhi doono.