|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Caaqil Reer Awdal Ah Oo Si Kulul Uga Jawaabay Suldaan Hadalo Afgalaado Ah Kula Kacay Madaxwaynihii Hore Jsl Daahir Rayaale.
September 7, 2020 - Written by Editor:BOORAMA(W,N)-Caaqil Cumar Cismaan Muxumed oo kamid Ah Madhaqameedka gobolka awdal ayaa si kulul ugu jawaabay suldaan reer hargaysa ah oo hadalo afgalaado ah kula dul dhacay madaxwaynihii hore ee somaliland Daahir Rayaale Kaahin oo dhawaan ka hadlay xaalada dalka iyo arimaha saami qaybsiga. Caaqil cumar ayaa dhankiisa weerar afka ku qaaday suldaan habaar isagoo sheegay in aanay daahir rayaale ujawaabin karin islamarkaana aanu meeqaam ahaan garan karin uu madaxwaynihii hore. HALKAN DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Daawo:Muj Muuse Biixi Oo Ka Qeyb Galay 10 Guurada Shirkada Daabacaada Sagal Jet Khudbad Dhalinyarad... Daawo Cabdi Good oo Ka Qayliyay Dhaqan Xumo Ay Ku Kaceen Koox Ka Soo Baxday Waqooyiga Maraykanka, DAAWO: xukuumada somaliland oo sheegtay in lafuray xuduuda ETHOPIA iyo Shuruud Cusub oo ay ku Xidh... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|