WAJAALE NEWS

“Waanu Ka Xunahay In Xukuumadu Dad Shacab Ah Oo Aan Hubaysnayn Rasaas Nool U Adeegsato”Xisbiga Ucid.

HARGAYSA(W,N)-Xisbiga ucid ayaa si kulul Ucanbaareeyay xadhig iyo rasaas nool oo ay u adeegsatay ururka gaadiidlayda oo magaalada berbera mudoharaad ka sameeyay isagoo ka biyo diidan faro galin iyo xadhig ay xukuumadu kula kacay

Yuusuf kayse ayaa xukuumdu ugu baaqay in ay faraha kala baxdo faro galinta ay ku hayso ururka gaadiidlayda tawtiiq dadka xidha in si deg deg ah xoriyadoodo loogu soo celiyo

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version