|
|||||
WAJAALE NEWS
“Waanu Ka Xunahay In Xukuumadu Dad Shacab Ah Oo Aan Hubaysnayn Rasaas Nool U Adeegsato”Xisbiga Ucid.
August 12, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Xisbiga ucid ayaa si kulul Ucanbaareeyay xadhig iyo rasaas nool oo ay u adeegsatay ururka gaadiidlayda oo magaalada berbera mudoharaad ka sameeyay isagoo ka biyo diidan faro galin iyo xadhig ay xukuumadu kula kacay Yuusuf kayse ayaa xukuumdu ugu baaqay in ay faraha kala baxdo faro galinta ay ku hayso ururka gaadiidlayda tawtiiq dadka xidha in si deg deg ah xoriyadoodo loogu soo celiyo HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Wasiirka Duulista iyo Hawada ee SL oo Socdaal shaqo oo uu ugu maqan yahay Itoobiya ayaa la kulmay Ma... Xukuumada Somaliland Oo si Adag uga Jawaabtay hadalo Deef Qaafa Oo kasoo Yeedhay Madaxwaynaha Maamu... DAAWO:Xildhibaan Cabdiqaadir Tukaale Oo Isbarbardhig Ku Sameeyay Waxqabadkii Xukumadii Cigaal & Tan ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|