HARGAYSA(W,N)-Madax-dhaqameedka Beelaha Gabooye Gaar ahaan Beesha Muuse Dhariyo ayaa sheegay in aanay jirin wax takoor ah oo lagu hayo beesheeda dadka hadaladaa faafinaya ku tilmaamay in ay yihiin ururo iyo NGO Mashaariic ku raadsada.
Sidookale madaxdhaqameedka ayaa xaal ka bixiyay hadalo deelqaaf ah oo afhayeenka xisbiga wadani Barkhad jaamac batuun uu ka sheegay jaamacada hargaysa isagoo sheegay in jaamacada hargaysi ay door muhiim ah ka qaadato waxbarashada dayartooda.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;