WAJAALE NEWS

DAAWO;-Maamulka Jaamacada Hargaysa Oo Ka Jawaabay Hadal Uu Barkhad Jaamac Batuun Kaga Been Sheegay.

HARGAYSA(W,N)-Maamulka jaamacada hargaysa ayaa iska fogeeyay hadal uu kaga been abuuray gar yaqaan barkhad jaamac batuun oo uu sheegay xiligii uu dhiganayay in macalin wakhtigan xanuunsanayaa ku yidhi

Hormood kuliyada sharciga ee jaamacada hargaysa ayaa afheen barkhad ugu baaqay in uu ka fogaado hadalada xanafta leh ee niyad jabinaya dhalinyarada ay isku haybta yihiin barkhad ee waxbarasho gali lahaa.

HALKAN KA  DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version