HARGAYSA(W,N)Xoghayaha xidhiidhka gobolada ee xisbiga ucid ayaa ka jawaabay hadalo dhawaan kasoo yeedhay afhayeenka xisbiga wadani iyo wasiirkuxigeenka caafimaadka oo sheegay in takoor lagu hayo
Mudane cabdiqani salaf ayaa afhayeenka xisbiga wadani barkhad jaamac batuun usheegay in aanay jirin cid takoor ku haysaa
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;