HARGAYSA(W,N):-Maayirka Caasimada Hargeisa Mudane C,raxmaan maxamuud Caydiid Solteco oo ay weheliyaan maayarka kuxigeenka caasimada iyo masuuliyiinta dawlada hoose ayaa Maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay Madax ka socota Wasaarada Maaliyada jamhuuriyada Somaliland,
Maayarka caasimada ayaa faah faahin ka bixiyay ujeedada kulan iyo qodobada ay kawada hadleen
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;