WAJAALE NEWS

Shil Gaadhi Oo Ka Dhacay Galbeedka Magaalada Hargaysa Iyo Khasaare Uu Sobobay!

HARGAYSA(W,N)-Shil gaadhi ayaa  manta ka dhacay wadada galbeedka magaalada hargaysa inta udhaxaysa kaantaroolka iyo ma qaaxida inanta halkaasi oogaadhi caws siiday uu ka dhacay wada isagoo sobobay khasaare iskugu jira dhawaca sedex qof iyo mid hantiyeed

Taliyaha ciidanka ilaalada wadooyinka ayaa ka hadlay shil iyo kuwo kale oo maalmihii udanbaysayka dhacay agagaarka caasimada

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Shil Gaadhi Oo Ka Dhacay Duleedka Galbeed Ee Hargeysa  Ayaa Sababay Dhimasho Iyo Dhaawac

Exit mobile version