|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maayirka Caasimada Hargaysa Oo Xafiiskiisa Kulan Kula Qaatay Madax Ka Socota Wasaarada Maaliyada Jsl Iyo Arimaha Ay Ka Wada Hadleen!
July 8, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N):-Maayirka Caasimada Hargeisa Mudane C,raxmaan maxamuud Caydiid Solteco oo ay weheliyaan maayarka kuxigeenka caasimada iyo masuuliyiinta dawlada hoose ayaa Maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay Madax ka socota Wasaarada Maaliyada jamhuuriyada Somaliland, Maayarka caasimada ayaa faah faahin ka bixiyay ujeedada kulan iyo qodobada ay kawada hadleen HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:DAAWO;-Sheekh Dandaawi Oo Booqasho Ku Tagay Gobolka Sanaag Iyo Xabaashii Sheekh Ciise Bini Axmed! Qaramada Midoobay Oo Canbaaraysa Tacadiga loo Gaysto Dadka Muhaajiriinta Ah Ee ku Xidhan Xeryaha Li... Xaafado Ka Tirsan Magaalada Hargaysa Oo Xalay Cabsi Libaax Soo Food Saartay Iyo Dadka Oo Habeenkii X... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|